Ogeysiis:Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga oo Oslo ka bilaaban doona
Norway:-Dhamaan umada Somaaliyeed ee khayrka jecel ee ku nool Norway iyo yurub intaba waxaan idinku casuumaynaa idinkuna bishaaraynaynaa in la qabanayo mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga uu qaban jiray masjidka Tawfiiq.
Ogeysiis:Mu`tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu`ga oo Oslo ka bilaaban doona